GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Dowladda Jabuuti Oo War ka Soo Saartay Muwaadiniin Laga Dilay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti ayaa waxaa looga hadlay muwaadiniin dalkaasi u dhashay oo lagu dilay Gudaha Magalada Diridhaba ee dowlad deegaanada soomaalida Itoobiya.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti ay ka xun tahay dhibaayooyinka loo geystay muwaadiniinteeda ku sugan Magalada diridhaba,isla markaana saameyn ku yeeshay rabshadaha ka dhacay Magaladaas.

Xukuumadda Jabuuti waxa ay cambaareyneysaa rabshadihii ka dhacay wadanka itoobiya gaar ahaan dhibaatoyinka loo geystay dadka reer Jabuuti oo u xagaay baxay Diridhaba,ka dib falalka dhagarta ah ee ka dhacay dalka itoobiya Madaxda Dowladda Jabuuti,waxay la xiriirtay madaxda dalkaas si loo xaqiijiyo amniga muwaadiniintena ku sugan dalkaas.

Sidoo kale war-Saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in wax saameyn ah aysan ku yeelan doonin xiriirka labada dal rabshadaha ka soo cusboonaaday Magaalooyinka Waaweyn  ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Gaba gabadii ayaa dowladda Jabuuti waxa ay ku wargelisay muwaadiniinteeda ku sugan magalada diridhabe in ay ka fogaadaan goobaha ay rabshadaha ka dhacayaan,isla markaana dhawaan ay bilaabi doonaan daadgureynta dadka ku sugan Magalada diridhaba.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo