GGGGGG
Saturday, December 15th, 2018
header

DEG DEG: Cabdi Maxamuud Cumar oo la xiray

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in la xiray Cabdi Maxamuud Cumar.

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shalay ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilkii Madaxweynaha dowlad degaanka ka dib Rabshaddo socday Maalmo iyo Khilaaf kala dhaxeeyay Madaxda Itoobiya.

Sidda ay xaqiijiyeen dad ku sugan Magaalada Jigjiga Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la xiray Maanta.

Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa la sheegay in ay u dhaceen xarun uu ku sugnaa ka dibna ay xireen.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Keating Oo Ka Hadlay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

December, 15, 2018
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael ...

Maamulka k/galbeed oo shacabka digniin culus u diray

December, 15, 2018
Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ...

DEG DEG: R/wasaaraha Sri Lanka oo is-casilay

December, 15, 2018
R/wasaaraha Syri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa shaaciyey in ...

dhageyso ‘baraamijka xiisah badanaa ee dhacadooyinka todobaadka iyo rario vos 15’12’ 2018

December, 15, 2018
dhageyso baraamijka dhacadooyinka todobaadka iyo  radio vos  oo ...

Banaanbaxyo Ka Socda Baydhabo & Isgaarsiinta Oo Hawada Laga Saaray

December, 15, 2018
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amisom oo beenisay inay ku lug laheyd soo qabashadii Muqtaar Roobow ee Magaalada Baydhabo

December, 15, 2018
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somaliya, Ambassador Francesco Madeira ayaa ...

Ilaalada la-taliyaha gudoomiyaha BFS oo hubka laga dhigay

December, 15, 2018
Wararka Idaacadda vos  ee Magaalada caabud waaq  ay ...

Waa sidee xaalada amni ee Magaalada Baydhabo ?

December, 15, 2018
Xaalaada Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka Maamulka ...

daawo ;’RW Kheyre”Aniga Iyo Madaxweynaha Ma Aqbaleyno Nala Yiraa Nala Shaqeysta Ama Waan Idin Rideynaa’

December, 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay soo xiritaankii Rooboow

December, 15, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska  ergayga ...

Maqaallo

Keating Oo Ka Hadlay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

December, 15, 2018
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael ...

Maamulka k/galbeed oo shacabka digniin culus u diray

December, 15, 2018
Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ...

DEG DEG: R/wasaaraha Sri Lanka oo is-casilay

December, 15, 2018
R/wasaaraha Syri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa shaaciyey in ...

Banaanbaxyo Ka Socda Baydhabo & Isgaarsiinta Oo Hawada Laga Saaray

December, 15, 2018
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amisom oo beenisay inay ku lug laheyd soo qabashadii Muqtaar Roobow ee Magaalada Baydhabo

December, 15, 2018
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somaliya, Ambassador Francesco Madeira ayaa ...

Ilaalada la-taliyaha gudoomiyaha BFS oo hubka laga dhigay

December, 15, 2018
Wararka Idaacadda vos  ee Magaalada caabud waaq  ay ...

Waa sidee xaalada amni ee Magaalada Baydhabo ?

December, 15, 2018
Xaalaada Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka Maamulka ...

daawo ;’RW Kheyre”Aniga Iyo Madaxweynaha Ma Aqbaleyno Nala Yiraa Nala Shaqeysta Ama Waan Idin Rideynaa’

December, 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay soo xiritaankii Rooboow

December, 15, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska  ergayga ...

Markab Hindiya laga leeyahay oo markale qabtay doon siday hub

December, 15, 2018
Markab laga leeyahay dal;ka Hindiya oo howlgal looga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com