GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Wasiirka Ganacsiga XFS Oo La Kulmay Safiirka Dalka Turkiga Ee Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiga Soomaaliya Olgan Bekar.

Wasiir Maareeye ayaa Safiirka Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Xoojinta Xiriirka Ganacsi ee Labada dal, sidii suuqyada Turkey loogu furi lahaa wax-soo-saarka Soomaaliya sida Kalluunka, Mooska, Liin dhannaanta, Sisimta,  oo hore heshiis looga gaaray hadana la doonayo sidii loo bilaabi lahaa shaqada arinta PGM iyo arimo kale.

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horay magaalada Ankara ugu gaaray Heshiis Ganacsi iyo Dhaqan,kaasi oo xoogga saaraya sidii Turkiga wax kaga iibsan lahaa Soomaaliya sida Mooska,Liinta la qalajiyey,sisimta iyo Kalluunka.

Waxaa kaloo heshiiskaasi dhiniciisa dhaqan ka faa’ideysanaya Fannaaniinta,Ardayda Jaamacadaha iyo Wariyeyaasha,iyadoo xarumo qaabilsan dhaqanka laga kala furi doono Soomaaliya iyo Turkiga.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo