GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

WARAYSI::ONLF oo ku eedeysay Itoobiya qalalaasaha ka taagan DDS

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Jabhadda ONLF ayaa ku eedeysay qalalaasaha ka taagan Dowlad deegaanka Soomaalida Dowladda Federaalka Itoobiya.

Afhayeenka Jabhadda ONLF Cadaani Hirmooge oo Caawa Waraysi Siiyay Radio Vos asagooo ku sugan australia ayaa sheegay in ay ka xunyihiin waxa ka socda Kililka Shanaad, waxa uuna dusha usaaray masuuliyadda ka dhalata qalalaasaha ka taagan Gobolkaa Dowladda dhexe ee Itoobiya.

Iyada oo maalintii labaad la dareemayo xaalad deganaan ah inta badan deeganadii ay wax ka dhaceen ayaa wali waxaa meelaha qaar ka jira isku dhacyo dad ay ku dhinteen.

Rabshadihii dhawaan ka dhacay Dowlad deegaanka ayaa waxaa la aaminsanyahay in ay ku geeriyoodeen dad kor udhaafaya 30 qof halka tiro intaa ka bandanna ay ku dhaawacmeen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo