GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Sacuudiga oo dalkeeda ka Erisay safiirlka Canada in u fadhiya magaalada Riyaad

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Boqortooyada sacuudiga ayaa dalkeeda ka erisay safiirka Canada u fadhiya magaalada Riyaad oo lagu eedeyay in uu fara galin ku sameeyay arimaha boqortooyada oo ku aadan ka hadalka shaqsiyaad ay dowlada sacuudiga ugu xukuntay xabsiyo,sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaarada Arimaha dibeda sacuudiga.

Safiirka Canada Dennis Horak ayaa la siiyay in mudo 24 saac gudahood ah uu uga baxo sacuudiga sida ay warisay maanta oo isniin ah wakaalada wararka sacuudiga ee Saudi Press Agency (SPA).

Warsaxafadeedkan ayaa imaaanaya maalmo kadib markii dowlada Canada ay sacuudiga ugu baaqday in ay sii deyso shaqsiyaad u ololeeya xuquuqda aadanaha oo la xiray bilihii la soo dhaafay oo ay ku Jiraan Qaraabada muwaadiniin u dhalatay Canada.

Warka ka soo baxay maanta sacuudiga ayaa sidoo kale lagu hakiyay heshiisyo Ganacsi oo labada dal horay u saxiixdeen kaasi oo ay ku kaceyso malaayiin dolarka mareykanka.

Wasaarada Arimaha dibeda sacuudiga ayaa sheegtay in ficilada Canada ay sameysay ay jawaab u tahay talaabada ay qaaday maanta,iyadoo sacuudiga uusan aqbali doonin fara galin kasta oo kaga timaada dalal ka dibeda.

Shaqaalaha safaarada Canada ee ku sugan magaalada Riyaad oo arintaan wax laga weydiiyay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan.

Balse todobaadkii hore ayey aheyd markii safiirka Canada u fadhiya sacuudiga uu sheegay in uu ka walaacsan yahay xariga shaqsiyaad u ololeeya xuquuqda aadanaha oo bilihii la soo dhaafay ay dowlada sacuudiga xabsiga dhigtay.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo