GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Bangladesh oo loogu baaqay in qaxootiga Rohingya ay u raraan deegaanno ku habboon

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Qaxootiga Rohingya ee ku nool xerooyin   ciriiri iyo buuq badan waa in xukuumadda dalka Bangladesh ay u sameysaa dib u dejin,isla markaana ay geysaa goobo haboon sidaasi waxaa lagu qoray warbixin ay maanta soo saartay hey’adda xuquuqul insaanka ee  Human Rights Watch (HRW)

Warbixin ka koobneyd 68-page oo laga soo saaray xarunta ururkaasi ee magaalada New York ayaa lagu sheegay in qaxootiga Rohingya oo sugaya in dib loogu celiyo dalkooda  ay soo foodsaarayaan halis iyo dhibaatooyin kale ,gaaar ahaan xilligga roobabka Mansoomka ku soo fool-leh oo laga cabsi qabo in ay ku fatahaan daadad iyo sidoo kale in ay halkaasi ka dhashaan  cudurada faafa.

Warbixinta hey’adda xuquuqul insaanka ee  Human Rights Watch (HRW) ,ayaa loogu baaqay mas’uuliyiinta xukuumadda dalka Bangaladesh  in ay dadka qaxootiga ah u raraan goobo aan buuq laheyn oo nabdoon,waxaana qoraalkaasi lagu caddeeyey in dadkasi ay u baahan yihiin qalab,dhar iyo waxbarasho.

Bishii Agoosto ee  sanadkii hore dad gaaraya Todobo Boqol oo Kun oo Rohingya ah ayaa ka soo cararay gobolka Rakhine ,kadib Markii ciidamada dalka Myanmar ay ku qaadeen dagaal ama weerar bahalnimo ah oo  loo geystay dadka muslimiinta ah ee laga tiro badan yahay.

Xilligaan xerada Kutapalong-Balukhali waxaa ku nool dad gaaraya 626,000 Rohingya ,taasoo ka dhigan in xeradaasi ay tahay mid ka mid ah kuwa ugu weyn dunida.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo