GGGGGG
Thursday, December 13th, 2018
header

AKHRISO:Sagaal ruux Jabuutiyaan ah oo Diri dhaba lagu dilay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Inta la xaqiijiyay  sagaal qof oo u dhalatay dalka Jabuuti ayaa ku dhintay isku dhacyadii qowmiyadaha ku salaysnaa ee shalay ka dhacay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, sida ay dad goob joogeyaal ah u sheegeen Warbaahinta.

Iskudhacyadaan cusub ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa la sheegayaa inay ka dhasheen qalalaasihii Sabtidii ka dhacay magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Dilka dadka u dhashay Jabuuti ayaa timid ka dib markii dalka Jabuuti lagu dhaawacay Labo ruux oo Oromo ah.

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay waddaan baaritaano dilka loo geystay dadka u dhashay Jabuuti.

Taliyuhu wuxuu sheegay in gacanta lagu dhigay dadkii weerarkaas qaaday.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga ...

Xildhibaano cambaareeyay xarigii Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
Qaar kamid xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya gaar ahaan ...

sawiro;’Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

December, 13, 2018
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku ...

Sawiro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

December, 13, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali ...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December

December, 13, 2018
December 13, 2018 Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee ...

DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

December, 13, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ...

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

December, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

DEG DEG:-Muqtaar Roobow Oo La Sheegay In Baydhabo Lagu Xiray

December, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amaro lagu soo rogay Shacabka kunool Baydhabo

December, 13, 2018
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Mooshinka laga keenay Farmaajo

December, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed ...

Maqaallo