GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Xubnaha Wasiirada ee Khayre uu Magacaabay Imisaa Xildhibaanno ah?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 5, 2018 by   ·   No Comments

Xubnaha Wasiirada ee maanta uu soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre Shan kamid ah lixda wasiir ee maanta uu ku dhawaaqay Ra’iisal Wasaaruhu waa xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka.

Cabdullahi Goodax Barre oo loo magacaabay wasiirka wasaraada waxbarashada ayaa ah xubin kamid ah golaha shacabka Soomaaliya  horey ayuu u soo noqday wasiir, xilkaan waxaa kaga horeyay Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo 26-kii bishii ee Luulyo xilka laga qaaday.

Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo lo magacaabay wasiirka Owqaafta iyo diinta Soomaaliya ayaa sidoo kale kamid ah xildhibanaad Golaha shacabka , waxaa uu ahaa wasiirka xanaada xoolaha , xilka maanta loo magacabayna waxaa uu ku noqonayaa wasiirka sadexaad ee wasaaradan qabta mudada ay jirto xukuumada Kheyre.

Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen badni oo loo magacaabay wasiirka xanaanada xoolaha ayaa kamid ah sidoo kale xildhibnaad Golaha shacabka  horey u soo noqday wasiir , waaxana xilkan baneeyay ninka maanta loo magacaabay wasiirka diinta iyo owqaafta.

Cabdullahi Bidhaan warsame  oo loo magacaaby wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda , waa xildhibaan  horeyna u soo noqday wasir , waxaana xilkan kaga horeeyay Cabdiraxmaan Maxamed cabdi xaashi oo digreetadan looga qaaday.

Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi oo noqday wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ayaa isna kamid ah Golaha shacabka , xilkan waxaa kaga horeeyay Cabdiqaadir Macalin Nuur oo sidan loga qaady xilka.

Xukuumadda Kheyre ayaa Muuqata in ay siweyn ugu dhex milantay Golaha Shacabka, taasina waxa ay hoos udhigi kartaa isla xisaabtanka hayadaha Sharci dajinta iyo tan fulinta.

Shawaqar Ibraahim Cabdallah oo loo magcaabay wasiirk ku xigeenka Shaqad iyo Shaqaalaha ayaa waxaa xilkan kaga horeay Cabdi Casiis carmaan oo manata digteetada soo baxday looga qaady

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo