GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Waaxda Socdaalka oo furtay Bar-Xuduud Cusub oo dalku yeelanayo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 5, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland, Agaasimaha Guud ee Hayadda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya  Iyo Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa xariga waxa ay ka Jareen Bar-Xudeedka Tuur-dibi Xafiiska ay yeelaneeyso.

Bar-Xuduudeedka Tuur-dibi ayaa waxa ay ku taalla Gobolka Mudug gaar ahaan Meel ku dhaw degmada Goldogob oo Xilligan ay Maamusho Puntland.

Tuur-dibi ayaa waxa kala qeeybisaa Soomaaliya Iyo Itoobiya waana meel kamid Bar Xuduudyadii ugu caansanaa ee Dowladdii dhexe ay ka hubin jirtay dadka kasoo galaya dhanka dhulka Soomaalida ee Itoobiya ay heeysato.

Gashaanle Sare Maxamed Aadan koofi Agaasimaha guud ee hayadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo xarig jarka kadib ayaa la  hadlay warbaahinta waxa uuna Sheegay in xaruntan diyaar ay utahay in ay u adeegto Shacabka.

Sidoo kale Agaasimuhu waxa uu umahadceliyay Maamulka Puntland oo uu tilmaamay in la’aantood aysan hoowshani fuli laheeyn.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo