GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

R.W Ku-xigeenka “WFP heshiiska waxay ku ogolaatay in dalkeena…”+SAWIRRO

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 5, 2018 by   ·   No Comments

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad looga hadlayay iskaashiga dib usoo noolaynta wax soo saarka beeraha ayaa sheegay in qorshaha lagu kordhinayo tacabka beeraha iyo wax soo saarka uu dardar gelinayo kobaca dhaqaalaha dalka.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa sheegay in hadii iskaashi xoog leh laga sameeyo kordhinta dalagga beeraha Soomaaliya, Beeraleydu ay ku dhiiraneyso tacabka, dhaq-dhaqaaq ganacsi oo xoog leh uu bilaabanayo, Dhaqaaluhu kobcayo, shaqa abuurkuna badanayo.

Munaasabadda uu ku-simaha Ra’iisul Wasaaruhu ka qayb galay oo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka beeraha iyo Waraabka XFS, Siciid Xuseen Ciid, wasiir ku-xigeenka, wasiirka qorshaynta, Guddoomiyaha gobalka Banaadir, mas’uuliyiinta hey’adda cunnada aduunka (WFP) ee Bariga iyo Bartamaha Afrika, iskaashatada beeraha iyo ganacsato ayaa ka dhacday Bakhaarrada WFP ee dekadda Muqdisho halkaas oo lagu keydiyay Galey laga iibiyay beeraleyda Soomaaliyeed oo gaareysa 2,500 metric ton.

Hey’adda Cunnada aduunyada (WFP) oo qayb ka ah qorshaha iskaashiga kordhinta iyo soo nooleynta wax-soo saarka beeraha Soomaaliya ayaa oggolaatay in ay iibsato Galeyda dalka kadib baaritaan lagu ogaaday in ay tahay nuuca ugu wanaagsan Galayda Bariga iyo Bartamaha Afrika arintaas oo Soomaaliya u oggolaatay in ay ku biirto wadamada WFP Galeyda ay ka iibsato.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in heshiiska WFP ay ku oggolaatay in dalkeenna ka iibsato Galeyda uu horseedayo in dhaqaale badan uu soo galo beeraleyda kadibna ay soo iibsadaan qalab casri ah oo sare u qaadaya wax soo saarka beeraha dalka iyo warshado waa weyn oo Galeyda u bedela cunnooyin kale oo bulshadu u baahan tahay, waxa uuna beeraleyda ku dhiirri geliyay in ay kordhiyaan tacabka beeraha.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

Maqaallo