GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Ebola oo dib uga dillaacay koongo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 5, 2018 by   ·   No Comments

Fayraska Ebola ayaa mar kale dib uga dillaacay Bariga Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Koongo, waxaana la rumaysan yahay in ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya soddon qof.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegaysa in kiisas cusub oo cudurkaas ah laga shakisan yahay in ay ka jiraan waqooyiga gobollada Kivu iyo Ituri ee u dhow xuduudda dalka Uganda.

Waa degaan uu ka jiro ganacsi fara badan iyo kaamam qaxooti oo isku raran ah, hay’adda caafimaadka adduunkuna waxay sheegaysaa in ay adag tahay in la xakameeyo haddii cudurkaasi uu halkaasi ka dillaaco.

Todobaadkii hore ayay dawladdu ku dhawaaqday in xanuunkaas oo ka dillaacay waqooyi galbeed dalkaasi uu dhammaaday.

Saddex iyo soddon qof ayaa dhintay – tiradaas oo nisbo ahaan aad u yar taas oo loo aanaynayo adeegsigii guulaystay ee tallaal tijaabo ahaa

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo