GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Wasaaradda arimaha gudaha iyo Dawladaha hoose ee Galmudug oo Caabudwaaq ku qabatay kulan looga tashanayay dhismaha golaha degaanka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 4, 2018 by   ·   No Comments

Dhuuso-mareeb-Wasiirka Wasaaradda arrrimaha gudaha iyo Dawlasdaha hoose ee Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xayir Nuur, oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa ku qabtay Degmada Caabudwaaq kulan isugu jiray wacyigalin iyo Diyaar garowga dhismaha Goloaha Degaanka.

Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq oo daahfuray kulanka ayaa ka hadlay ujeedka laga leeyahay dhismaha golaha deegaanka, waxaana uu ku soo dhaweyay Ugaas Axmed Barre Cali (Taakooy)

Xubno ka kala socday xaafadaha kaladuwan ee Degmada, Aqoonyahano iyo golaha guurtida ayaa qayb ka ahaa kulanka looga tashanayay dhismaha golaha deegaanka waxaana su’aalo ku aadan habka dhismaha golaha deegaanka  lagu waydiiyay masuuliyiinta ka soctay Wasaarada.

La tilayaha Wasaaradda Arimaha Gudaha ee arimaha dawlada hoose Yasiin Cabdi Jaamac ayaa jawaabo ka bixiyay  su’aalo ay qabeen ka qayb galayaasha kulanka.

Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Dawlasdaha hoose Maxamed Xayir Nuur oo soo gunaanaday kulanka ayaa sheegay in dhismaha golaha deegaanka ay ka horeyso wacyi galinta iyo fahamsiita Bulshada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo