GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Dhagayso:Madaxweeynaha DDSI oo markii ugu horeeysay Warbaahinta La Hadlay Muxuu ka Hadlay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 4, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweeynaha Dowlad deegaanka Cabdi Maxamed Cumar oo tan iyo Saaka aanan wax war laga heyn xaalkiisa iyo halka uu ku suganyahay ayaa waxa uu soo duubay Muuqaal Kooban oo laga sii daayay Telefeshanka Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Muuqaalkan laga soo duubay Madaxweeyne Cumar ayaa waxa ka muuqda diyaargaw la’aan baahsan waxa laga deehankaray in Cabdi Maxamed Cumar uu xilligan ku jiro Xaalad aan wanaagsaneen.

Madaxweeyne Cabdi Cumar oo si goos goos Codkiisa Warbixin Codeeysay oo Teleshinka laga soo daayay loogu soo darayay ayaa waxa uu sheegay in xaalkiisu wacan yahay, waxa uuna Bulshada ka codsaday in ay isdajiyeen.

Ilaa Waabirigii hore ee saaka Magaalada Jigjiga oo ah xarunta Dowlad deegaanka waxaa ka taagnaa xaalad  cakiran kadib markii Magaalada inteeda badan ey soo galeen Ciidamada Federaalka Itoobiya.

Xaalka Jigjiga wali ma wacna waxaana laga cabsi qabaa had iyo jeer in ay dhacaan iska hor imaadyo Ciidan.

Halkaan Hoose ka Dhagays Madaxweynaha DDSI

      Cabdi ilay

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shirka maamul goboleedyada oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo

October, 23, 2018
Magaalada Garowe waxaa ka socda shir maalinkii Saddexaad ...

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac ka geysan jirtay Muqdisho

October, 23, 2018
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe ...

Sawirro:-Ciidamo Ka Socda AMISOM Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

October, 22, 2018
Dhawaan  ayaa la filayaa in Ciidamo ka socda ...

Sawirro:-Mas’uul Matalaya Maamulka G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Maayarada Caalamka

October, 22, 2018
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir ...

Wasiirka amniga oo furay shir looga hadlayo dardar gelinta hawlaha Hayadda socdaalka.

October, 22, 2018
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar ...

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

October, 22, 2018
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si ...

Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Kormeer Sameeyay

October, 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Sawirro:-War Laga Soo Saaray Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool

October, 22, 2018
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka ...

Dhagayso:Dowlad Goboleedyada Oo Ka Jawaabay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

October, 22, 2018
Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ...

Maqaallo