GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

AKHRISO: Qaar ka mid ah Amaradii Guddoomiye Yariisow oo guuldareystay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 4, 2018 by   ·   No Comments

Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Yariisow ayaa  Bishii la soo dhaafay , wuxuu soo saaray amar ku saabsan in ganacsatada degan dhulka Jartiimooyinka ee Gobolka Banaadir inay uga guuraan muddo 30 cisho ah.

Waqtiga Yariisow uu qabsaday ee amarkaasi uu ku dhaqangalaayay ayaa ku ekeyd xalay saqdii dhexe, iyadoo maanta wixii ka dambeeya isha lagu haayo waxa ka dhaqan geli doono amarkaasi oo wali aanan dhaqangelin.

Gudoomiye Yariisow ayaa markii uu amarkaasi soo saaray, maalmo kadib u baxay safaro dhanka dibadda ah isaga oo Bishan July galay dhawr safar oo damaashaad iyo shaqo isugu jiray, kadib markii uu ka qayb galay Shirkii Brussels, kadibna uu tagay Sweden iyo London, halkaasi oo waqtiyo kala duwan oo dalxiis ah ku soo qaatay.

Su’aasha waxa ay tahay goorma ayuu dhaqan galayaa amarka Duqa Muqdisho ee ah in ganacsatada 30 cisho gudahood ay uga guuraan dhulka jartiimooyinka Gobolka Banaadir, si dib loogu soo celiyo gacanta dowladda hoose.

Xilligii Gudoomiye Yariisow uu qabanaayay Shirka jaraa’id ee amarkaan uu ku soo saaray, ayaa wuxuu ku sheegay ciddii ka soo horjeesata amarkaan in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadaayo.

Inta badan waxaanan dhaqangelin amarada ay soo saaraan Madaxda dowladda Federalka Soomaaliya oo si aanan ka fiirsi laheyn loogu deg dego, kadibna laga aamuso, marka arrimaha ay galaan meelo xasaasi ah.

Gudoomiye Yariisow ayaa horay u bur buriyay dhulkii la oran jiray Biyaazo Liibaro ee Barxadda Ceelgaabta, sidoo kale wuxuu bur buriyay dhulkii ay lahaayeen Ciyaaryahanada Jeenyo ee ku yaalay Degmada Yaaqshiid, balse waxaa la eegayaa amarka dhulka Jartiimooyinka iyo waxa ka dhaqangala.

Waxaa sidoo kale guuldareystay Amarkii Gudoomiye Yariisow ee ahaa in Magaalada Muqdisho gudiheeda laga saaro Xoolaha gaar ahaan Lo’da.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo