GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

Wararkii ugu danbeeyay ee Garowe

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 2, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa magaalada Garowe ee caasimada Puntland goor dhow ka furmay shir labba geesooda oo ay yeelanayaan gollaha wasiirada Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo golaha wasiirada Puntland.

Shirka Hore oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee wasaaradda maaliyada Puntland ayaan si dhaba loo ogayn waxa looga hadli doonaan, hase ahaate waxaa la filayaa inay ka doodi doonaan xiriirka iyo wada shaqaynta Dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland, waxaana shirka oo hadda Socda ay saxaafaddu ka tahay mid dib joog ah sida ay soo sheegayaan wariyeyaasheena Garowe.

Marka uu shirkaasi soo idlaaddo isla Garowe waxaa ka qabsoomi doona shirka khamiislaha ee gollaha wasiirada Dawlada
Federaalka Soomaaliya oo shirkaas kaga hadli doona shaqooyinkoodii caadiga ahaa ee ay kaga doodi jireen shirarka khamiislaha ee ay todobaad walba yeeshaan.

Shirarkan ayaa kusoo aadaaya kadib khilaaf meel sare gaaray oo soo kala dhex galay Dawlada Federaalka iyo Puntland kadib markii raisul wasaare Xassan Cali Khayre uu ka gaab-saaday inuu qayb ka noqdo dhagax dhiga dekadda degaanka Garacad, wuxuuna khilaafkaasi sababi gaaray inuu maanta baaqdo shirarkan qorshaysnaa.

Waxaana khilaafkaan dartiis uu sababay iney xalay baaqatay Xafladda sanadguurada Aas aaska Puntland, taas oo lagu balansana inuu ka qeybgalo Re’iisul wasaaraha Somaliya Xasan Cali kheyre, Kaas oo maalmahan ku sugnaa deegaanada Puntland

Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada Garoowe gaaray inta badan wasiirada Xukuumadda Federaalka oo uu hoggaaminayey ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Waa shirkii Saddexaad oo golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ku yeelanayaan meel ka baxsan magaalada Muqdisho.

Horey waxay wasiirada ugu shireen magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo oo ka kala tirsan Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

13 bishii July ee Sanadkii hore ayey ahayd markii kulanka Golaha Wasiirada lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee
xarunta KMG Maamulka Jubbaland.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

Maqaallo