GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Dhagayso-R.W Khayre iyo Senator C/raxmaan Faroole oo wada hadal yeeshay (SAWIRRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 2, 2018 by   ·   No Comments

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gurigiisa oo ku yaalla magaalada Garowe ku booqday Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole.

Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin sidii dowladnimada loo adkeyn lahaa, arrimaha doorashooyinka ee maamul goboleedyada iyo dadejinta wada hadalka Somaliland.

“Ra’iisul Wasaaraha ayaa gurigeyga igu soo booqday, waxaan ka wada hadalnay arrimo badan oo ay ugu horeyso dib u heshiisiinta dalka, waxaan isla soo qaadnay wada hadalka Somaliland sidii loo dadejin lahaa, waxaana rajeyneynaa Ra’iisul Wasaaraha arrimahaasi in sida ay tahay u fuliyo”. Ayuu yiri Mudane Faroole.

Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo horey u soo noqday Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay dhammaan waxyaabihii ay ka wada hadleen isaga iyo R.W Khayre inay isku afgarteen, uuna rajeynayo inay dhaqan galaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasn Cali Khayre ayaa booqasho todobaad qaadatay waxa uu ku joogaa magaalada Garowe, halkaasi oo maanta oo la qorsheynayo inuu ka dhaco shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Halkaan Hooose ka dhagayso

      2209295925968249

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo