GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Dhagayso-Maxkamada Ciidamada Qalabka sido oo maantay Xukun Riday

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 2, 2018 by   ·   No Comments

Maxkamadda Darajada Koowaad Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku riday Laba nin oo ka tirsanaa Ururka Daacish qeybta ka hawlgasha Soomaaliya.

Maxkamadda ayaa waxa ay horey u soo saartay dhawr fadhi oo heerarka maxkamadeynta Labadan Sarkaal la xiriira, kuwaasi oo muddo ka tirsanaa Kooxda Daacish, ayna ku daba jireen ciidamada ammaanka.

Mahad Maxamuud Cabdi Abuu-Yaasiin oo ah eedeysanaha Koowaad ayaa loo heystay in uu  ku mashquulsanaa aas-aasidda  koox Daacish ah kuwaasi oo ka hawlgeli lahaa Koonfurta Soomaaliya, waxa uu xilligaas khilaaf kala dhexeeyay ninka ugu sareeya Daacish kuwooda jooga Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Cabduqaadir Muumin

Maxamed Daa’uud Daahir Warsame (Dr. Raage) ayaa loo heystay in uu ahaa Sarkaalka Caafimaadka, waxa uu sidoo kale ahaa u qaabilsanihii xagga soo uruurinta lacagaha ay dibadda ka helaan,  waxaa si gaar ah eeddiisa loogu muujiyay sida uu ugu gamban jiray ka ganacsiga Daawooyinka ee markiisii hore ka bilowday suuqa Bakaaraha.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee  Ciidamada Qalabka Sida ayaa u akhriyey warbaahinta xukunka ay ka soo saareen labada sarkaal ee ka tirsanaa Daacish.

Guddoomiye Shuute ayaa sheegay dambi muujinta iyo cadeymaha la horkeenay Maxkamadda kadib in raggan lagu kala xukumay min 15 sano oo xabsi ciidan ah, cidii aan ku qanacsaneyna uu u furan yahay Racfaan.

Eedeysanaha Koowaad ee la xukumay ayaa isaga heysta dhallasha Ruushka, magaca Abuu-Yaasiin waa wiil ay u dhashay gabar Church Nia, waxa uu sidoo kale qeyb ka mid ah noloshiisa ku soo qaatay waddanka Syria, halka Dr. Raage uu ahaa madaxa caafimaadka, waxa uu sidoo kale qeyb ka mid ah noloshiisa ku soo qaatay dalka Koonfur Africa.

Halkaan ka Dhagayso Codka

      120911_001 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

SAWIRO: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee ...

SAWIRO: Madaxweyne Deni oo qaabilay Wafdi ka socda Shiinaha

January, 15, 2019
Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ...

Maqaallo