GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Ciidamada Kenya Dilal Iyo Dhac ka Geysty Gobalka Gedo + Dhageyso

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 2, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiisha ciidamada dowlada ee gobolka Gado ayaa Millatariga Kenya ku eedeeyay inay tacadiyo  dhac iyo  falal dil ah ka geystaan deegaano kamid ah gobolka Gado

Falkii ugu dambeyay ayey ciidanka Keenya waxay ka geysteen dagmada Ceelwaaq ee gobolka Gado sida sarkaal katirsan dowlada uu u xaqiijiyay allsaaxo

“Ciidanka Keenya waxa ay soo qabteen 2 nin oo reer Miyi ah kuwaas oo Seyladda Suuqa Xoolaha ee Ceel Waaq u soo safarsaday Geel  waxaana ka dib raggaasi loola dhaqaaqay goob aan la ogeyn” sida uu sheegay  korneel Cali Yacquub oo katirsan saraakiisha ciidanka dowladda ee Gobalka Gedo.

Sarkaalkan ayaa sidoo kale maamulka Jubbaland ku eedeeyay  damiir xumayaal  aan dhiig laheyn kana damqaneynin dhibaatooyinka soo gaaraya dadka rayidka ah oo ay Keenyaatiga geysanayaan

Ciidamada Kenya ayaa u muuqda kuwa dilalka iyo afduubyada ay ka geysanayaan deegaanada Gedo aynan jirin cid kula xisaab tameysa iyo in ay doonayaan wiiqitaanka dhaqaalaha ganacsatada, waxaana dhawaan ay dumiyeen xarumo ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, iyadoona shirkaddu ay soo saartay baaq cabasho ah oo ku aadan ciidamada Kenya ee xarunta iyo dadkeeda ay ku gubay G/Gedo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo