GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Talyaaniga oo dib u dhis ku samaynaya Maxkamadda Sare ee dalka (SAWIRRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 1, 2018 by   ·   No Comments

Dawladda Talyaaniga ayaa ballan qaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee dalka, kadib kulan maanta ay ka wada qaateen Guddoomiyaha Maxkamadda iyo Safiirka Talyaaniga.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka  Baashi Yuusuf Axmed iyo Danjiraha  Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Carlo Campanile, ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la xariirra xoojinta garsoorka dalka, waxaanay kormeereen qaybaha Maxkamadda ay ka kooban tahay.

Waxyaabaha ay kawada hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa dhismaha iyo dib u dayactirka xarunta Maxkamada taasi oo  ay Dowlada Talyaaniga ballan qaadday in si dhaqsi ah loo bilaadi doona islamarkaana ay diyaar diyiin qaraashaadkii ku bixi lahaa, iyadoo laga shaqeynaayo in Maxkamaddu ay hesho dhisme ku habboon shaqada garsooska

Waxay sidoo kale ka wada hadleen Labada dhinac dib usoo celinta xariirki garsoorka Soomaaliya iyo Talyaaniga, taasi muuhiimad gaar ah siineyso sidii cilaaqaadka cusub uu ula  jaan qaadi lahaa arrimaha garsoorka Dalka

Waxaa ugu dambeynii la isla soo qaaday in howlwadeennada Maxkamadda ay helayaan tababarro  ku saabsan aqoon kororsi xagga garsoorka ah, taasi oo Dowlada Talyaaniga ay aqbashay in shaqaalaha ay tababarro u aadaan dalkeeda, si loo dardar galiyo howlaha garsooska dalka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo