GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Buuhoodle

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 1, 2018 by   ·   No Comments

Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Buuhoodle, kaasi oo intiisa badan laga maqlay magaalada.

Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay magaalada salaadii maqrib kadib, iyadoo lala begsaday gaari ay la socdeen siyaasiyiin.

Sida wararka nagu soo gaarayaan ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa ay ku dhinteen laba qof, halka ay ku dhaawacmeen 4 qof

Dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxa ayaa la sheegayaa in ay ka mid yihiin Siyaasi Axmad Maxamuud oo la taliye ka ahaa maamulkii la baxay Khaatumo iyo Cabdifitaax Cali oo la taliye u ahaa Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdrashiid.

Qaraxa kadib waxaa magaalada soo gaaray ciidamada ammaanka, waxaa hakad galay isu socodkii dadka, ganacsiga iyo gaadiidka, waxaana weli magaalada laga maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidanka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo