GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Maxay dowlada qanadaraas ugu bixinaysaa sameynta iyo naqshadeynta calanka dalka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 1, 2018 by   ·   No Comments

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in qandaraas lagu bixinayo naqshadeynta calanka saxda ee Soomaaliya.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu xusay in shirkadaha iyo ganacsatada ku shaqada leh arintan ay tartan ka geli karaan sameynta iyo nashqadeynta calanka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa waxaana intaa loogu daray in tan iyo burburkii dowladii dhexe ee dalka uusan jirin  hal calanmidabkiisa uu sax yahay oo la isku raacsan yahay, waxaana taa ay keentay in xafiisyada dowlada ay yaalaan calamo kala duwan sida qaar ah buluug qafiif ah,buluug madow ah, buluug dhexe iyo weliba xiddigo kala jeeda kuwaasoo aan sax aan sax ahaanshihiisa la hayn.

Heshiiska Ganacsi ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya ay ku bixinyaso qandaraaska naqshadeynta calanka ayaa noqonaya tartan daahfuran oo shirkadahu ay ku daabacayaan calan Soomaaliyeed oo muddo toban sano ah kadib la geynayo xafiis iyo goob walba oo dalka kamid ah.

Shuruudaha shirkadaha u tarmaya qandaraaskan ayaa wasaarada ganacsiga waxa ay ku sheegtay in ugu dambeyn lasoo saari doono natiijada shirkadaha soo buuxiya shuruudaha isla markaana uu soo saarayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye.-

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo