GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Dhagayso:Isgaarsiinta Ceelwaaq oo go,an Muddo todobaad ah iyo Xaalad deganaansho la,aan oo ka taagan degmadaasi

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 1, 2018 by   ·   No Comments
waxaa laga deyrinayaa xaalada amaan degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo iyo deegaano badan oo hoos yimaada ,ka dib markii shaley degmadaasi fal la xariira aano qabiil gudaha degmadaasi loo diley labo nin oo ka mid ah Ganacsatada deegaano ku yaala xuduuda labada dal ee kenya.
Dadka dilkaasi geystey oo baxsadey ayaa goobjoogayaal ku sugan deegaano u dhow Ceelwaaq waxay VOS u xaqiijiyeen dilalkaasi inuu la xariiro dilka  labo nin oo mid ka mid ah uu ka tirsanaa shaqaalaha Hormuud oo todobaad ka hor lagu diley tuulada biyo guur oo Ceelwaaq u jirta ilaa 15km,horey ayaa dilalkaasi loogu eedeyey Ciidamada Kenya,balse dadka dilka geystey ayaa qaba in dilkaasi ay ka dambeeyen Qabaa.ilka ay ka soo jeedaan Labada ruux ee la diley.
Mid ka mid ah Dadka deegaanka oo ka gaabsadey magaciisa kuna sugan Tuulada Cawsquran oo Ceelwaaq u jirta 35km ayaa sheegay in Ceelwaaq ay ka dhaceen shaley falal lagu diley labada ruux ee ganacsato ah,mana jiraan ayuu yiri Cid loo qabtey falalkaasi dilalka ah,waxaana sidoo kale uu sheegay muddo todobaad ah in ay go,an tahay Isgaarsiintii degmadaasi.
Dhinaca kalena waxaa uu sheegay in Saaka shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Geriley iyo tuulada Dhuyacgaroon oo ka tirsan Ceelwaaq in ay ku dhinteen ilaa labo ruux oo mid ay tahay dumar,halka ilaa 5 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen,ka dib markii ay isku dhaceen labo Baabur oo xamuul ah.
Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga
      Z0000159 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo