GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Bemba oo maanta dib ugu laabanaya DRC Congo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 1, 2018 by   ·   No Comments

Jean Pierre Bemba oo ah hogaamiye mucaarad ah una dhashay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiyadda Congo ayaa la filayaa in maanta uu dib ugu laabto dalkiisa ka dib in ka badan 10 sano oo uu dibedda ku xirnaa.

Ninkan oo ay dhawaan sii daysay Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah ayaa sheegay inuu u tartamayo xilka madaxtinnimada Congo.

Soo laabashada Jean-Pierre Bemba ayaa la filaya inay gilgisho siyaasadda dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo.

Isbahaysiga talada dalkaasi haya ayaa sheegay in aanu u qalmin in u tartmo madaxtinnimada kadib markii lagu helay dembi in u laalush siiyay markhaatiyasha maxkammada dembiyada caalamiga.

Musharraxiinta ayaa hasyta hal isbuuc oo keli ah si ay guddiga doorashada ugu gudbiyaan waraqaha xisbiyadooda ay kusoo magacabayaan si ay tartanka doorashada ugu qayb qaatan.

Balse Jean-Pierre Bemba aya ugu baaqay madaxweyne Joseph Kabila inuu xushmeeyo dastuurka dalka oo uusan ka qeyn qaadan doorashada, balse madaxweyne Kabila ayaan weli arrintaasi ka hadlin.

Madaxweyna ku xigeenkan hore ayaa muddo laba iyo toban sano ku maqanaa Yurub iyadoo toban sano u ku qaatay xabsiga kadib markii lagu eedeyay in dagaalyahanno isaga daacad u ah ay xasuq ka geysteen dalka Jamhuuriyadda Afrikada dhexe.

Balse maxkammada racfaanka ee dembiyadda caalamiga ayaa daaqada ka tuurtay eedeymihii loo heystay bishi aynu soo dhafnay taas oo fursad u siisay in dalka u dib ugu soo laabto.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo