GGGGGG
Tuesday, January 22nd, 2019
header

Wasiir raaligelin bixiyay ka dib markii uu habaartamay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Najib Balala oo ah  Wasiirka dalxiiska dalka Kenya sheegay in uu  raali gelin ka bixiyay hadal oo uu horay ugu jeediyay dadka Asaga kasoo horjeedda.

Wasiirka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa uu eedeyn kulul kala kulmeeyay dadka Shacabka ka dib markii ay dhinteen ku dhawaad 10 kamid ah xawaayaanka Wiyisha ee ku nool seeraha Kenya.

Wasiirka oo ka hadlay dadka eedeynta u jeedinaayay ayaa waxaa uu ku yiri  ‘Naarta gala’ taasoo la sheegay in dad badan ay ka caroodeen.

Waxaana cadaadis lagu saarayay inuu xilka iska casilo , waxaana uu ugu dambeyntii uu sheegay in uu raligelin Bixiyay , Maadaama uu dadka habaaray.

16 kamid ah Wiyisha ayaa laga daadgureeyay seeraha qaran ee Nairobi waxaana la geeyay seeraha ugu wayn dalka Kenya ee lagu magacaabo Tsavo East.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kenya Oo Shaacisay Halka Lagu Hayo Haweeney Talyaani Ah Oo Laga Afduubtay Dalkaas

January, 22, 2019
Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Markus Ojola ...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Kaabiga Ku Haaya Magaalada Buaale+Sawirro

January, 22, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dhaq dhaqaaq Xooggan ...

Dhalin yaro sheegay in aysan ku lug laheyn weerarkii Nairobi oo isku dhiibay Booliska kenya.

January, 22, 2019
Didu Mohamed Fugicha, Boru Abdi Bidu iyo Ramadhan ...

Guddiga arimaha bulshada ee aqalka sare oo eedeeyn u jeediyay Ciidanka Kenya

January, 22, 2019
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay ciidamada Kenya ka ...

Midowga Yurub oo Cune qabateyn ku soo rogay Dad lala xiriirinayo Weerar ka dhacay UK.

January, 22, 2019
Midowa Europe aya waxaa uu cune qabateeyn ku ...

Q.M oo malaayiin doolar ugu deeqaysa Soomaaliya.

January, 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ...

Putin oo martigelinaya Abe si ay uga wadahadlaan jasiirad 70-sano jir ah

January, 22, 2019
Tokyo iyo Moscow ayaa waxaa ka dhex taagan ...

Dibadbaxyada Suudaan oo xoogeystay

January, 22, 2019
Boqolaal kamid ah shacabka reer Suudaan ayaa mar ...

SAWIRO: Gobolka Banaadir oo Burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ah

January, 22, 2019
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in ...

Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS

January, 22, 2019
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Maqaallo