GGGGGG
Tuesday, January 22nd, 2019
header

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Dagaalkan ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Qansax-dheere iyo Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay, halkaasi oo maalmihii u dambeeyay uu ka socday hawlgal wado furis ah.

Wasiirka amniga Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Eelaay iyo saraakiil ciidan ayaa maalmahan dambe waxa ay kormeer ku sameynayeen degaano hoostaga degmooyinka Qansax-dheere iyo Diinsoor oo wadooyinka qaarkood ay jareen Ururka Al Shabaab.

Ciidanka dowladda iyo Koonfur Galbeed oo waday hawlgal wado furis ah ayaa waxa dagaal kala hor yimid xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab, halkaasi waxaa labada dhinac ku dhexmaray dagaal khasaare dhaliyay.

Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa waxa ay sheegeen inay iska difaaceen Shabaabka dagaalka kala hor yimid, waxayna tilmaameen inay khasaare gaarsiiyeen Al Shabaab, islamarkaana ay hada ku sugan yihiin goobihii lagu dagaalamay.

Madaxweynaha mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhawaan amar ku bixiyay in ciidamada ay qaadaan dagaal ka dhan ah Ururka Al Shabaab, si looga saaro degaanada ay ku sugan yihiin.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kenya Oo Shaacisay Halka Lagu Hayo Haweeney Talyaani Ah Oo Laga Afduubtay Dalkaas

January, 22, 2019
Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Markus Ojola ...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Kaabiga Ku Haaya Magaalada Buaale+Sawirro

January, 22, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dhaq dhaqaaq Xooggan ...

Dhalin yaro sheegay in aysan ku lug laheyn weerarkii Nairobi oo isku dhiibay Booliska kenya.

January, 22, 2019
Didu Mohamed Fugicha, Boru Abdi Bidu iyo Ramadhan ...

Guddiga arimaha bulshada ee aqalka sare oo eedeeyn u jeediyay Ciidanka Kenya

January, 22, 2019
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay ciidamada Kenya ka ...

Midowga Yurub oo Cune qabateyn ku soo rogay Dad lala xiriirinayo Weerar ka dhacay UK.

January, 22, 2019
Midowa Europe aya waxaa uu cune qabateeyn ku ...

Q.M oo malaayiin doolar ugu deeqaysa Soomaaliya.

January, 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ...

Putin oo martigelinaya Abe si ay uga wadahadlaan jasiirad 70-sano jir ah

January, 22, 2019
Tokyo iyo Moscow ayaa waxaa ka dhex taagan ...

Dibadbaxyada Suudaan oo xoogeystay

January, 22, 2019
Boqolaal kamid ah shacabka reer Suudaan ayaa mar ...

SAWIRO: Gobolka Banaadir oo Burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ah

January, 22, 2019
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in ...

Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS

January, 22, 2019
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Maqaallo