GGGGGG
Tuesday, January 22nd, 2019
header

Somaliland oo QM iyo IGAD kala hadashay colaada ka taagan Sool

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in xubno ka socda Qaramada Midoobay iyo Urur goboleedka IGAD ay kala hadleen colaada ka taagan degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, taasi oo u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland.

Xubno ka socda QM iyo IGAD ayaa waxa ay gaareen magaalada Hargeysa, waxayna kulamo waqti badan qaatay la yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Golihiisa Wasiirada, iyada oo kulanka looga hadlay colaada Sool.

Madaxweynaha Somaliland ayaa xubnahan u soo bandhigay sidii maamulkooda ay wada shaqeyn buuxda ula yeelan lahaayeen iyo sidii maamulka looga taageeri lahaa arrimo badan, waxayna dhinacyadan isla garteen sidii xal looga gaari lahaa dagaalka Tukaraq.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo warbahinta faah faahin ka siiyay kulanka ayaa yiri “Qodobo dhawr ah oo ay ka mid tahay in xal laga gaaro colaada Tukaraq ayaa la isla soo qaaday, hadalka weli wuu socdaa, waxaan rajeyneynaa in wada hadalka guul laga gaaro”.

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa shalay sheegay in Puntland aysan wada hadal ka galeyn colaada Tukaraq, ilaa degaanada gacanteeda ka maqan ay dib ugu soo ceshato.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kenya Oo Shaacisay Halka Lagu Hayo Haweeney Talyaani Ah Oo Laga Afduubtay Dalkaas

January, 22, 2019
Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Markus Ojola ...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Kaabiga Ku Haaya Magaalada Buaale+Sawirro

January, 22, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dhaq dhaqaaq Xooggan ...

Dhalin yaro sheegay in aysan ku lug laheyn weerarkii Nairobi oo isku dhiibay Booliska kenya.

January, 22, 2019
Didu Mohamed Fugicha, Boru Abdi Bidu iyo Ramadhan ...

Guddiga arimaha bulshada ee aqalka sare oo eedeeyn u jeediyay Ciidanka Kenya

January, 22, 2019
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay ciidamada Kenya ka ...

Midowga Yurub oo Cune qabateyn ku soo rogay Dad lala xiriirinayo Weerar ka dhacay UK.

January, 22, 2019
Midowa Europe aya waxaa uu cune qabateeyn ku ...

Q.M oo malaayiin doolar ugu deeqaysa Soomaaliya.

January, 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ...

Putin oo martigelinaya Abe si ay uga wadahadlaan jasiirad 70-sano jir ah

January, 22, 2019
Tokyo iyo Moscow ayaa waxaa ka dhex taagan ...

Dibadbaxyada Suudaan oo xoogeystay

January, 22, 2019
Boqolaal kamid ah shacabka reer Suudaan ayaa mar ...

SAWIRO: Gobolka Banaadir oo Burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ah

January, 22, 2019
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in ...

Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS

January, 22, 2019
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Maqaallo