GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu qabanayo Puntland

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada Garowe ee caasimada dawlada Puntland ayaa waxaa ka socda Munaasibad lagu soo dhawaynayo dhamaan xubnaha golaha wasiirada dawlada federalka Soomaaliya kuwaasoo ku wajahan Caasumada Puntland ee Garowe.

Khamiista soo socota ayaa magaalada Garowe waxaa ka dhacaya kulan dhexmaraya Golayaasha wasiirada ee Puntland iyo Soomaaliya kuwaasoo dhamaan looga dhagaysan doono Khudbado ku Aadan halka ay wax marayaan.

Wasiiradda wasaaradaha kaladuwan ee Puntland ayaa diyaarinaya warbixino ay ka horjeedin doonaan xubnaha golaha wasiirada ee dawlada federalka Soomaaliya kuwaasoo kala qayb galaya kulankooda Khamiista soo socota.

Dhankale Xubno kamid ah Bulshada Rayidka iyo Baarlamanka ayaa ka qayb galaya kulanka labada Wasiiro ee Puntland iyo Soomaaliya.

Shirka Golayaasha wasiirada ee Soomaaliya iyo Puntland waxaa Shir gudoomin doonaa Raysal wasaaraha dawlada federalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre.

Ugu danbayn dawlada Puntland ayaa diyaarinaysa goobtii qaadi lahayd dhamaan wasiirada iyo wasiiro ku xigeenada Soomaaliya iyo Puntland ee kulanka ku yeelanaya Caasumada Puntland ee Garowe.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo