GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Qarax ka dhacay Buula Burde

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Qarax jugtiisa si weyn loo maqlay ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Buula Burde ee gobolka Hiiraan, sida ay inoo sheegeen saraakiisha Hay’adaha ammaanka gobolkaasi.

Qaraxan ayaa waxa uu si gaar uga dhacay meel ku dhaw garoonka diyaaradaha degmada Buulo Burde, halka uu qaraxa ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn waxaa bar kontorool ku leh ciidanka dowladda iyo kuwa Jabuuti.

Guddoomiyaha degmada Buula Burde Cabdi Daahir oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in agagaarka garoonka diyaaraha ciidamada ay ku arkeen waxyaabaha qarxa oo halkaasi lagu aasay, intaasi kadibna ciidamada ay qarxiyeen, islamarkaana aanay jirin khasaare qaraxan ka dhashay.

Wuxuu sheegay ciidamada aagga Miinada lagu aasay inay ka sameeyeen baaritaan la xiriira sidii looga daba tagi lahaa ragga qaraxan aasay ee loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab.

“Buula Burde wax ka dhacay oo dhibaato ah ma jiraan, meel garoonka diyaradaha ku dhaw ayaa lagu arkay waxyaabaha qarxa, ciidamada Soomaalida iyo kuwa Jabuuti ayaa ka hawlgalay miinada ayay qarxiyeen, wax khasaare ahna kama dhalan, qaraxa kama dhicin garoonka gudihiisa”. Ayuu yiri Guddoomiye Cabdi Daahir.

Degmada Buula Burde oo ay ku sugan yihiin ciidamo Soomaali iyo kuwa Jabuuti isugu jira dhawr mar oo hore waxaa halkaasi lagula eegtay qaraxyo khasaare dhaliyay oo Shabaab ay ka dambeeyeen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo