GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Madaxweynayaasha Kenya iyo Jabuuti oo booqanaya Eritrea

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea waxaa dhawaan booqasho ku tagaya Madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Uhuru Kenyatta.

Waxaa safarka Asmara ku horeyn doona Madaxweynaha dalka Jabuuti, iyada oo uu xigi doono Madaxweynaha Kenya, labadooda waxa ay halkaasi ku tagayaan booqasho maalmo qaadan doonta.

Magaalada Asmara waxaa dhawaan booqasho ku tagay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed Ali oo heshiis taariikhi ah la soo galay madaxda dalkaasi, sidoo kale MAdaxweynaha Soomaliya aya shalay soo gaba gabeeyay booqasho uu ku joogay dalkaasi.

Sida muuqata dowladda Eritrea ayaa ku dadaaleysa sidii ay xiriirka diblomaasiyadeed ee dalalka deriska ah u soo celin lahayd.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

January, 16, 2019
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Maqaallo