GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Golaha ammaanka oo dib u dhigay qorshaha ka bixista AMISOM ee Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Golaha ammaanka QM oo Isniintii kulan yeeshay ayaa waxa ay meel mariyeen in dhimista Ciidanka AMISOM dib loo dhigo illaa 31-ka bisha May ee 2019-ka, kadib qoraal dheer oo ay soo saareen kulankooda ayay ku shaaciyeen arrintan.

Waxaa socday oo dowladda federaalka Soomaaliya ay horey ugu dhawaaqday in ciidanka AMISOM ay Soomaaliya ka baxayaan gaba gabada sanadka 2020-ka, kadibna ciidanka dowladda ay la wareegaan ammaanka dalka.

Dood waqti badan socotay kadib waxay Goluhu isla garteen in dib loo dhigo ka bixitaanka iyo dhimista Ciidanka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya.

Sida uu qorshaha yahay 31-da May 2019-ka ayey dib u bilaaban doontaa dhimista Ciidanka AMISOM oo hadda gaaraya 20,626, waxaana la hakiyay 2,000 oo Askari oo Soomaaliya ka bixi lahaa bilaha October iyo December ee sandkan 2018-ka.

Karen Pierce oo ah Danjiraha Dowladda Ingiriiska ee QM oo isagu qaraarkan u gudbiyay Golaha ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay u baahan tahay waqti dheeraad ah oo ku filan si ay u diyaariso Millatari awood u leh in Ciidanka AMISOM ay kala wareegaan amniga.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo