GGGGGG
Tuesday, May 21st, 2019
header

Ciidanka Sida Gaarka Utababaran Oo Xubno Shabaab Ah Gacanta Ku Dhigay….

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 31, 2018 by   ·   No Comments

Howlgal Qorsheysan oo ciidanka Dawlada Soomaaliya ka sameeyeen Gobolka SH/Hoose ayey Kusoo Qabteen Xubno la sheegay inay katirsan Yihiin Al Shabaab.

Wararka waxay sheegayaan in Ilaa Afar Nin oo la aaminsan yahay inay Shabaab ka mid ahaayeen.

Xaafadaha Qaar Ee Afgooye ayey Saaka Waaberigii guri guri ugaleen Ciidanka oo ay baaris Xog leh ku sameeyeen.

Inkastoo Laamaha Amniga aysan weli faah faahin ah ka bixin Xubnaha Shabaab ay qabteen iyo Xilalka ay hayeen hadana waxa si hoose ay usheegeen in Raggaasi ay ku hubaan inay Argagaxisada Shabaab katirsanayeen.

Maamulka Degmada Afgooye waa ay ka gaabsadeen inay wax faah faahin ah ka bixiyaan Howlgalka lagu qabtay Afartaasi qof Ee Shabaabka lagu sheegay.

Habeen Ka hor ayey Aheyd Markii al Shabaab ay weerar gaadmo ah ka fuliyeen Afgooye gaar ahaan Farisiin Ciidanka Ku lahaayeen Buundada Yar Ee Degmdaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Faah faahin:-Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Jubbada Hoose

May, 21, 2019
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad ...

dhageyso;’ ma;suuliyiiin ka tirsan DFS oo buuqaday marwo Baxsan oo ah fananad qaran oo xauunsan

May, 21, 2019
Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS iyo maareeyaha guud ee ...

Kenya oo xirtay Xawaalado ay Soomaali leeyihiin

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa xilligaan wado isku-day ku aadan ...

Dhageyso:-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Gaalkacyo ku Kulmaya

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalmahan ku sugnaa ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka Somaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Turkiga

May, 21, 2019
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ...

Masuuliyiintii DFS ee Ku Xanibnaa Jomo Kenyatta oo Muqdisho Lagu Soo Celiyay

May, 21, 2019
Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo ...

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Bakool

May, 21, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u Heshiisiinta iyo ...

SAWIRO:-Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

May, 21, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Mamulka Jubbaland oo War kasoo saaray darbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka Soomaliya

May, 21, 2019
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud ...

Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo faah faahiyey safar uu ku tagayo Shiinaha

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Maqaallo