GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Xubno ka socda Midowga Afrika oo Soomaaliya imaanaya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Ergo heerkoodu sarreeyo oo ka socda guddiga Qubaradda ah ee Midowga Africa u qabilsan Xuquuqda iyo samafalka Caruurta ayaa Booqasho ku imaanaya magaaladda Muqdisho.

Ujeedada Safarkooda waxaa lagu sheegay in ay la kulmayaan dhinacyadda ay quseeyso ee Soomaaliya si loo sixiixo Heshiiska Africa ee Xaqqa iyo Samafalka Caruurta.

Ergadaan waxaa la qorsheeyay in 30-ka iyo 31-ka July ee 2018 ay la kulmaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Faderalka ah ee Soomaaliya, waxayna ku talo galaan in la qalinka lagu duugo Heshiishka xaq dhowr caruurta ee Africa.

Arrintaan ay u socda Ergadda Midowga Africa waxaa soo abaabulay sanduuqa badbaadada Caruurta ee QM waxaana marti galinta qayb ka ah xafiiska  Save the children ee Soomaaliya.

Ujeedadu waa in la adkeeyo siyaasadaha iyo qaab dhismeedka sharci ee iaaliya xuquuda caruurta.

Heshiiska Africa ee Xuquuqda iyo Samafalka Caruurta waxaa uu dhowrayaa in caruurta Africa ay helaan xaqa ay leeyihiin layadoo Qiyamka African-nimo.

Markii u horeeysay waxaa lagaaray 1990 kii waxaana gaaray Ururka idowga Africa hase ahaatee 1990kii ayuu xoogiisu dhaqan galay, sida lagu sheegay war saxaafadeed hour dhac ah oo ay soosaareen Gudiga Qubaradda ah ee Africa u qaabilsan Caruurta.

Heshiishkaan waxaa Horay u sixiixay 48 Dal oo African, Soomaaliyana waxay ka mid tahay 7 Wadan oo aan wali sixiixin.

Shir heerkiisu sarreeyo oo Muqdisho lagu qabanayo waxaa ka qayb galaya Wasaaradaha Xuququl insaanka iyo Dastuurka, AMISOM, heey’adaha QM iyo Ururadda Bulshadda rayidka ah.

20 kii January 2015 kii ayaa Madaxweeynihii Hore ee Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu Sixiixay heshiiska caalamiga ah ee ilaalin doona xuquuqda carruurta.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Booliska Somalia Oo Lagu Wareejiyay Qalab Lagu Ogaanayo Faraha Dadka Dembiilayaasha Ah

January, 16, 2019
Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska ...

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

January, 16, 2019
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Maqaallo