GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

Wasiir Xalay ku geeriyooday Muqdisho

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa Xalay ku geeriyooday Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo lagu magacaabi jiray Saciid Xaashi Tooxow.

Warkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Dekadaha maamuka Hirshabeelle Xuseen Maxamed Tuuryare.

Qaar ka tirsan ehelada marxuumka ayaa waxa ay sheegeen marxuumka maalmahan inuu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, ugu dambeyna uu Xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer.

Madaxda maamulka Hirshabeelle oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle.

Waxaa socda qorshe aas qaran loogu sameynayo marxuumka, waxaana qaban qaabada aaska wada ehelada marxuumka geeriyooday iyo qaar ka tirsan Wasiirada Hirshabeelle.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Akhriso:-Madaxda Ka Qeyb Galeysa Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha KGS

January, 16, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu ...

-Booliska Somalia Oo Ka Hadlay Cabashadii Xildhibaan Muno Key

January, 16, 2019
Xildhibaan Muno Sheekh Khaliif Abuu ( Muno Key) ...

Sawirro:-Booliska Somalia Oo Lagu Wareejiyay Qalab Lagu Ogaanayo Faraha Dadka Dembiilayaasha Ah

January, 16, 2019
Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska ...

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

January, 16, 2019
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

January, 16, 2019
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in ...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Weerarkii Magalada Nairobi

January, 16, 2019
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda ...

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Maqaallo