Trump oo laga codsaday in uusan cadow ku tilmaamin warbaahinta
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on July 30, 2018 by said · No Comments
Soo saaraha wargeyska New York Times ayaa uga digay Madaxweyne Trump in weerarka uu ku hayo saxaafadda in uu yahay mid khilaafka sii badinaya oo halis ku ah Maraykanka.
A G Sulzberger ayaa soo saaray hadal qoraal ah ka dib markii Donald Trump uu twitterka ku qoray kulan uu horraantii bishan la yeeshay isaga.
Trump ayaa sheegay in ay ka wada hadleen ilaa iyo inta wararka beenta ah lagu daabacoyo warbaahinta.
Laakin Mr Sulzberg ayaa sheegay in uu u sheegay Mr Trump erayga Wararka Beenta ah in aanay xaqiiqo ahayn ayna yihiin kuwa wax dhaawacaya.
Waxa uu intaasi ku daray in hadallada xanafta leh ee madaxweynaha ay sare u qaadayaan khatarta ku imaankarta weriyeyaasha oo ay ku jiraan dowladaha kale.
Related
February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...
February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...
February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...
February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...
February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...
February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...