GGGGGG
Tuesday, January 22nd, 2019
header

TOP NEWS-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqanaya Talisyada Ciidanka Puntland iyo Goobihii Dagaalka…

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo maanta waxa ay imaanayaan magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Waftigaani ayaa lafilayaa inay socdaal dhulka ah kutagaan deegaanka Garacad ee gobolka Sool oo ay ka dhagax dhigi doonaan mashaariic waaweyn oo ay kamid tahay deked cusub oo loo dhisi doono deegaankaasi.

Ra’iisul wasaaraha waxaa gobolka Mudug geyn doona madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno katirsan golayaasha kala duwan ee dowladda Puntland.

Sanadkii hore ee 2015 ayaa waxaa deegaanka Garacad ku dagaalamay cutubyo katirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland iyo malayshiyaad katirsan ururka Alshabaab, waxaana halkaasi saldhigyo kuleh ciidanka Puntland.

Ra’iisul wasaaraha ayaa lafilayaa inuu booqdo saldhigyada ciidanka si uu ugu dhiirigeliyo ciidanka inay sii wataan waajibaadkooda qaran

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kenya Oo Shaacisay Halka Lagu Hayo Haweeney Talyaani Ah Oo Laga Afduubtay Dalkaas

January, 22, 2019
Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Markus Ojola ...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Kaabiga Ku Haaya Magaalada Buaale+Sawirro

January, 22, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dhaq dhaqaaq Xooggan ...

Dhalin yaro sheegay in aysan ku lug laheyn weerarkii Nairobi oo isku dhiibay Booliska kenya.

January, 22, 2019
Didu Mohamed Fugicha, Boru Abdi Bidu iyo Ramadhan ...

Guddiga arimaha bulshada ee aqalka sare oo eedeeyn u jeediyay Ciidanka Kenya

January, 22, 2019
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay ciidamada Kenya ka ...

Midowga Yurub oo Cune qabateyn ku soo rogay Dad lala xiriirinayo Weerar ka dhacay UK.

January, 22, 2019
Midowa Europe aya waxaa uu cune qabateeyn ku ...

Q.M oo malaayiin doolar ugu deeqaysa Soomaaliya.

January, 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ...

Putin oo martigelinaya Abe si ay uga wadahadlaan jasiirad 70-sano jir ah

January, 22, 2019
Tokyo iyo Moscow ayaa waxaa ka dhex taagan ...

Dibadbaxyada Suudaan oo xoogeystay

January, 22, 2019
Boqolaal kamid ah shacabka reer Suudaan ayaa mar ...

SAWIRO: Gobolka Banaadir oo Burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ah

January, 22, 2019
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in ...

Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS

January, 22, 2019
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Maqaallo