GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Sidee suurta gal ku noqon kartaa inb Doorasho Qof iyo Cod ah ka dhacdo dalka 2020-ka?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Shirkan oo qeyb ka ah wadatashiyada ay wadeen Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee ku aadan Manhajka wacyigalinta iyo Waxbaridda Cod bxiyaha Doorashada islamarkaana socon doona muddo labo malamood ah ayaa Mas;uuliyiinta Guddigu waxa ay la yeesheen Xisbiyada sida KMG ah loo idiwaangaliyay iyo kuwa hada ku guda jira is diiwaangalinta.

Xuseen Cabdi Aadan oo katirsan Xubnaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinnka Qarnka ayaa sheegay in Xisbiyada looga baahan yahay inay la yimaadaan Aratgiyo dhaxal gal ah oo lagu biirin karo diyaarinta Manhajka wacyigalinta Doorashada.

Gudoomiyaha Xisbiga wadajir Kamaal Daahir Guutaale ayaa talaabo hore loo qaaday ku tilmaamay diyaarinta iyo Hirgalinta manhajkan oo laf-dhabar u ah hirgalinta doorasho qof iyo cod ah.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya saalax Axmed Jaamac oo la hadlayay ka qeybgalayaasha Shirka ayaa xusay in qabsoomidda Doorashada la rejeynayo sanadka 2020 ay ku xiran tahay in hab midnimo ah loo wajaho iyadoo dhammaan dhinacyada ay quseyso ay iskaashanayaan.

R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed waxa uu sheegay in Xukuumadaa ay xoogga saareyso hirgalinta Doorasho Qof iyo cod ah, islamarkaana dhiirigalineyso axsaabta is-diiwaan galiyay .

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo