GGGGGG
Wednesday, January 16th, 2019
header

R/W Kheyre oo maanta dardaaran u jeediyay dhalinyarada Puntland

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Xasan Cali Kheyre Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta khudbad ka jeedinayay munaasabad soo dhoweeyn ah oo loogu sameeyay Howlka Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Garoowe.

R/W Kheyre ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada Puntland ugu baaqay iney ka shaqeeyaan Nabada iyo Minimada Ummadda Soomaaliyeed, maadama ay yihiin Xoogga iyo Maskaxda dalka.

“ Maanta maadaama aan la hadleyno dhalinyarada Soomalaiyeed, waxaana rabaa inaan idin sheego dadka idinkaa ugu badan, idinkaa ugu maskax fiican, idinkaa ugu xoog weyn, waxaana dooneynaa marka iney dhalinyaradu ay noqdaan tabliiqa cusub ee Nabada iyo Dowladnimada,”Ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre.

Sidoo kale,Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ku cel celiyay iney muhiim tahay in dhalinyarada fahmaan sida keliya ee dalka dhibka uga bixi karo ay tahay iney dhalinyarada noqdaan indhaha keliya ee dalka uu wax ku arko.

Sidoo kale,Mudane Xasan Cali Kheyre,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay dhalinyarada Soomalaiyeed iney gacmaha isqabsadaan,islamarkaana ka shaqeeyaan sidii mustaqbalkooda iyo kan wadanka u hagaagi lahaa.

Ugu danbeyntii,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa si gaar ah dhalinyarada Puntland uga mahad celiyay sida wanaagsan ee isaga iyo Wafdigiisa ugu soo dhoweeyeen magaalada Garowe oo uu shalay gaaray.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett oo Faahfaahiyay Weerarkii Galabtay Nairobi ka dhacay

January, 15, 2019
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Kenya Joseph Boinett ...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhoobley

January, 15, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerar Qaraxyo Ku Bilowday Oo Ka Socda Nairobi

January, 15, 2019
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax ...

Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda Iyo Horumarka”Waa In Lala Socdaa Hab Dhaqanka Guracan Ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

January, 15, 2019
Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah ...

Sawirro:-Wafdi Gaaray Magalada Baydhabo

January, 15, 2019
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

Sawirro:-Rag Hubeysan Oo Weli Ka Dhex Dagaalamayo Hotelka Dusit Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciiddan Oo Loo Daad-Gureeyey

January, 15, 2019
Ciiddan ka tirsan kuwa GSU ee dalka Kenya ...

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi CaalamkaWararka Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada weerarka Nairobi

January, 15, 2019
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu ...

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyo magaalada Nairobi ee ...

SAWIRO: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

January, 15, 2019
Wararka Allsaaxo ay ka heleyso Magaalada Boosaaso ee ...

SAWIRO: Madaxweyne Deni oo qaabilay Wafdi ka socda Shiinaha

January, 15, 2019
Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ...

Maqaallo