GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Madaxweyne Farmaajo oo maanta soo gaba gabeeyay booqashii Eretrea

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo ku wehlinaayay booqasho qaadatay sedax Cisho oo ay ku joogeen dalka Erateriya ayaa maanta ay soo gaba gabeeyeen iyagoona dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intuu joogay dalka Eretrea wuxuu la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Eretrea waxay kawada hadleyn qodobo ay ka mid yihiin in Soomaaliya iyo Ereteriya dardar geliyaan sidii ay u sameysan  lahaayeen iskaashi taabanaya dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada, dhaqanka, difaaca, amniga iyo in labada dal yagleelayaan xiriir diblomaasiyadeed oo ay yeeshaan labada dowladood iyaga oo is dhaafsada danjireyaal.

Wuxuu sidoo kale madaxweyne Farmaajo uu la kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi iyo xubno sare oo ka tursan jabhada ONLF.

Sikastaba ha`ahaatee madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminaayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo