GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Safiirka Jaamacadda Carabta Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho + Sawirro

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 30, 2018 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaaye Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Xamuud Samraan alxuwaytii oo soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Waxa uu Guddoomiye Xaashi kaga mahad celiyay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Xamuud Samraan alxuwaytii  iyo wafdii la socday imaatinkooda Xarunta Golaha Aqalka Sare.

Dhinaca kale Mudane Xamuud Samraan alxuwaytii oo ah Safiirka Jaamacadda Carabta ayaa isna dhankiisa kaga macad celiyay Guddoomiyahs Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi sida wanaagsan ee u soo dhaweeyay,isagoo sheegay in in Jaamacadda Carabta ay gacan ka gaysan doonto qabashda kulamo iyo shirar ku saabsan deymo cafinta dalka Soomaaliya si dalku usoo kabto dhaqaale ahaan.

dullahi ayaa waxa uu bogaadiyay qodobadii uu soo badhigay Safiirka,waxaana uu sheegay in ay yeelan doonaan labada dhinac xiriir wada shaqayn ah.

Safiiro ka socda dal carbeed ee soo gaara Xarunta Aqalka Sare ayaa ah markii ugu horraysay,waxaana Guddoomiyaha uu sheegay” waxaan jecelnahay in walaaleheena carbeed aan wada shaqayn dhow iyo mid walaaltinimo yeelano, waana kaaga mahad celinayaa imaatinkaaga, waxaan yeelan doonnaa kulamo kale insha allaah” ayuu yiri Guddoomiyaha Aqalka Sare.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo