GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

XOG: Maxaadan Ogeyn oo ka cusub safarka RW Kheyre ku tagay Garowe & Ujeedka daahsoon?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 29, 2018 by   ·   No Comments

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garowe,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Socdaalka Ra’iisal wasaare Kheyre ee Garowe ayaa salka ku hayo ka qeyb galka Xafladda Sanadguuradii kasoo wareegatay Markii la Aas Aasay Maamulka Puntland,wuxuuna sidoo kale inta uu Xasan Cali Kheyre Garowe dhagax dhigi doonaa mashaariic laga hirgelinayo deegaanada maamulka Puntland.

Marka intaasi laga soo tago,wararka laga helayo socdaalka Ra’iisal wasaaraha ee Puntland ayaa sheegaya in qorshaha ugu jiro sidii wada hadal la isugu soo dhoweyn lahaa Puntland Dowladda Federaala ula yeelan lahaa Madaxda Puntland,Waxgaradka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maamulka Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isku fahmi la’ arrimaha Federaalka,qeybsiga kheyraadka dalka,arrimaha Amniga iyo waliba Awood qeybsiga.

Kullamo dhowr ah oo dhexmaray Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ayaa natiijo la’aan ku soo idlaaday iyadoo qodobada qaar la isku fahmi waayay.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo