GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Xog: Dacwad ka dhan ah mid kamida Wasiirada XFS oo gaartay Xafiiska Kheyre

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 29, 2018 by   ·   No Comments

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ganacsato kasoo jeeda Gobolka Banaadir ay Dacwad ka dhan ah Wasiirka Ganacsiga u gudbiyeen Xafiiska Ra’isul wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Kheyre.

Wararku waxa ay sheegayaan in dacawada Ganacsatada ay tahay mid salka ku heysa lacago sharci daro ah uu Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir maareeye ka qaado Ganacsatad.

Dacwada Wasiir oo gaartay Xafiiska Ra’isul wasaare Kheyre ayaa lasoo sheegayaa in lagu hayo baaritaan lagu xaqiijinaayo xaqiiqda dacwada.

Waxa ay Ganacsatadu ku eedeysay Wasiir Maxamed Cabdi Xayir maareeye inuu ka hor istaagay howlo Ganacsi oo dhowr ah, taasina ay ugu wacan tahay inay gudbiyaan dacwada.

Mid kamid ah Ganacsatada oo dacwadaasi nooga xog waramay ayaa sheegay in Wasiir Maxamed Cabdi Xayir maareeye uu ku kordhiyay lacagaha sharci darada ah ee ku dhacda Xafiiskiisa, xili ay dowlada Somalia ka qaado lacago canshuur ah.

“Ma suuragaleyso inaan bixino canshuur hadana nalaga qaado lacago sharci daro ah uma dulqaadan doono baacsiga uu nagu hayo Wasiir Maareeye”

Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ayay ka dalbadeen inuu baaritaan ku sameeyo Wasiirka iiyo Wasaaradiisa oo ay sheegen inay rug u noqotay sharci darro.

Sidoo kale, Dacwadan ayaa daba socta mid hore oo Ganacsatadu ay uga cabaneysay Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo faragalin ku haya Ganacsatada.

Geesta kale, Ra’isul wasaare Kheyre ayaa horay u sheegay inuusan ka raali noqon doonin musuq-maasuq, waxaana xusid mudan in Wasiiro dhowr ah ay xilkooda ku waayen musuqa.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo