GGGGGG
Tuesday, January 22nd, 2019
header

WARAYSI:Muran ugu waynaa ooka taagan Xilka qaadis lagu Sameeyay Guddomiyihii Degmada Balanbal

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 29, 2018 by   ·   No Comments

Muran ayaa ka taagan kadib markii warqad qoraala oo ka soo baxday
xafiiska madaxweyne ku xigeenka galmudug lagu sheegay in xilka looga
qaaday gudoomiyihii degamada balanbal ee Gaobolka Galgaduud ee
maamulka goboleedka galmudug jaamac xeyle maxamed.

Muranka ayaa yimid kadib markii warqada xilka qaadista ay gaartay
gudoomiyaha balanbal xili uu ku sugnaa magaalada dhuusamareeb, Taasi
oo uu ku tilmaamay mid sharci daro ah.

Guddomiyaha Degmada Balanbal ee Gobolka Galdaguud jaamac xeyle maxamed oo Waraysi siiyay Radio Vos
ayaa sheegay inaan sifo sharciya loo soo marin xilka qaadistiisa
islamarkaana uu yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee dagmada Balanabal.

Jaamac Xayle maxamed Gudoomiyaha Dagmada Balanbale ayaa dhanka Kale
eedayn u jeediyey Xubno ka Tirsan maamulka Galmudug oo uu sheegey in
ay dhibaato ka dhex Hurinayaan Shacabka Dagmada balanbale

Wariye Mahad bashiir cismaan ayuu u waramay

Halkaan Ka Dhagayso Waraysiha

      waraysiga gudomiyaha balnbl

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Kenya Oo Shaacisay Halka Lagu Hayo Haweeney Talyaani Ah Oo Laga Afduubtay Dalkaas

January, 22, 2019
Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Markus Ojola ...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Kaabiga Ku Haaya Magaalada Buaale+Sawirro

January, 22, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dhaq dhaqaaq Xooggan ...

Dhalin yaro sheegay in aysan ku lug laheyn weerarkii Nairobi oo isku dhiibay Booliska kenya.

January, 22, 2019
Didu Mohamed Fugicha, Boru Abdi Bidu iyo Ramadhan ...

Guddiga arimaha bulshada ee aqalka sare oo eedeeyn u jeediyay Ciidanka Kenya

January, 22, 2019
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay ciidamada Kenya ka ...

Midowga Yurub oo Cune qabateyn ku soo rogay Dad lala xiriirinayo Weerar ka dhacay UK.

January, 22, 2019
Midowa Europe aya waxaa uu cune qabateeyn ku ...

Q.M oo malaayiin doolar ugu deeqaysa Soomaaliya.

January, 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ...

Putin oo martigelinaya Abe si ay uga wadahadlaan jasiirad 70-sano jir ah

January, 22, 2019
Tokyo iyo Moscow ayaa waxaa ka dhex taagan ...

Dibadbaxyada Suudaan oo xoogeystay

January, 22, 2019
Boqolaal kamid ah shacabka reer Suudaan ayaa mar ...

SAWIRO: Gobolka Banaadir oo Burburiyay dhismayeyaal Sharci daro ah

January, 22, 2019
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in ...

Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS

January, 22, 2019
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Maqaallo