GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Dhagayso:Naafada Garbahaarey oo ka cabanaysa noolol xumo iyo daryeel la’aan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 29, 2018 by   ·   No Comments
Dadka naafadda ah ee ku nool magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa ka cabanaya dhibaatooyin iyo xaalado adag oo dhinaca Nolosha ah, iyadoo dhibaatada ugu daran ee waqti xaadrkani ay ka cabanayaan ayaa waxaa ugu darn daryeel la’an, Waxbarasho la’aan, Shaqo la’aan iyo adeegyadii caafimaad ee ay u baahnaayeen oo gebi ahaanba meesha ka baxay.
Aden Cabdile Aden oo ah Afhayeenka urur ay ku mideysan yihiin inka badan 130 ruux oo naafa ah isuguna jira Rag iyo Dumar oo ku nool magaalada Garbahaarey ayaa VOS Waxuu uga warramay dhibaatooyinka xilligani ay ka cabanayaan wuxuuna sheegay in ay ugu weyn tahay cunno la’aan, hoy la’aan, Caafimaad daro iyo rajadooda oo aad u xun.
Naafada Garbahaarey ayuu sheegay in ay isugu jiraan kuwa ku naafoowey dagaalkii 1977-78, kuwa kale oo ku naafoobey dagaaladii sokeeye iyo kuwo kale oo cuduro ay la naafoobeen, mana jiraan ayuu yiri wax gargaar ah oo ay heleen .

Halkaan ka dhagayso

      Z0000156 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Jubbaland oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

March, 20, 2019
Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku ...

Dowladda oo eedeysay Ciidamada kasoo baxay furimaha dagaalka

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo loogu baaqay in uu is casilo

March, 20, 2019
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Maqaallo