GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 15, 2018 by   ·   No Comments

Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka badan 5 sano waxaa gacanta uga jirta ciidamada Dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda wadanka aan deraska nahay ee itoobiya.

Dagmada xudur waxaa saaran xayiraad dhanka wadooyinka ah  tan iyo markii ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM sabaab ay ka saareen bartamhii sanadkii 2012 kii wixii intaa ka dambeeyey xudur ma jirin waxaa gawaari Rayid ah oo gala ama ka soo baxa
Dhibaatooyinka uga badan ayaa waxaa ay heysataa dadka shacabka ah ee ku nool dagmada kuwaasi oo aan heysan Nolol xor ah Taasi waxaa ay sababtay in ay aad u yaraadaan dadkii ku noolaa degmada
Teliska Booliska Magaalada xudur ayaa sheegaya in xudur ay ka jirto dhibaatooyin adag iyadoona aysan jirin cid isku xil qaantay Furista wadooyinka soo gala magaalada
Taliyaha saldhiga dagmada xudur Gaashaanle xuseen maxamed Axmed oo wareysi dhinacyo badan taabanayo siiyey Radio Vos Caabudwaaq ayaa faah faahino ka bixiyey xaalada Guud ee Magaaladaasi.
Taliyaha waxaa uu u waramay Wariyaha Radio vos ee  Aweys Bashiir C.raxmaan Timo Jilac

Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga

      Wareysiga Teliska Booliska D.xudur

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo