GGGGGG
Monday, July 16th, 2018
header

Xog Khilaafka Madaxda Galmudug oo xal laga gaaray kulamo ka dhacay Muqdisho kadib.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 13, 2018 by   ·   No Comments

XOG Khilaafkii Madaxda Galmudug oo Xal Laga Gaaray Kadib Kulamo Gaar gaar ah oo dhawr todobaad magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya uga socday.

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madaxda Sare ee galmudug sida Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) Kuxigeenkiisa maxamed xaashi cabdi(Carabey)Gudoomiyaha Baarlamanka Cali Gacal Casir iyo Madaxa Xukuumadda Shekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa kulanka ka qeyb galay.

Kala Aragti duwanaan iyo isjiid jiid siyaasadeed oo madaxdan udhexeyay muddo badan kadib warar lagu kalsoon karo ayaa noo xaqiijiyay in guulo weyn laga gaaray wada hadalkii uu gar wadeenka ahaa madaxweyne farmaajo walow aan si rasmi ah wali loo shaacin.

hishiiska hogaanka galmudug hadana xogta aan helnay ayaa ah in madaxweyne Farmaajo ku qanciyay madaxda ugu sareysa galmudug iney la yimaadaan isku tanasul iyo jawi ka badalan kii hore si hawlaha galmudug horey ugu socdaan Saacadaha soo socda ayaa la sugayaa shir jaraaid iyo warmurtiyeed dhameys tiran.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

July, 16, 2018
Brussels–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Agaasimaha Hey`adda NISA oo shaqada ka joojiyay ku xigeenadiisa

July, 16, 2018
Sida ku cad warqad ka soo baxday Xafisska ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Maqaallo

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Wasiirka amniga oo eedeyn u jeediyay dadka xirnaanshaha wadooyinka dhaliila

July, 15, 2018
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay ...

(WARBIXIN) Wafdi Ka Socda Sirdoonka Imaaraadka Carabta Oo La Sheegay Inay Somalia U Yimaadeen Si Ay U Maalgeliyaan Maleeshiyo-Beeleedyo

July, 15, 2018
Xeel-dheere Siyaasadeed oo lagu magacaabo C/llaahi Faarax Mire ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com