GGGGGG
Monday, July 16th, 2018
header

Wasiir Ashkir “Waxba iskama badalin lacagta lagu xajinayo”

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 13, 2018 by   ·   No Comments

Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo waraysi siiyay warbaahinta dowladda, isaga oo ku sugan wadanka Sacuudiga ayaa wuxuu ka warbixiyay kulamo uu halkaasi kula qaatay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Xajka ee dalka Sacuudiga.

Wasiirka ayaa sheegay inuu kala hadlay arrimo ay ka midyihiin safarka Xujayda Soomaalida ay ku tagayaan dhulka Barakaysan iyo sidii ay u heli lahaayeen adeegyo dhamaystiran oo la mid ah kuwa ay helaan xujayda wadamada kale ka imaanaya.

Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir ayaa sidoo kale sheegay iyadoo ay iskaashanayaan Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Shirkadaha Diyaaradaha in maalinta Axada ah ee soo socota ay gudbin doonaan jadwalka Duulimaadyada Xujayda, ka dibna ay bilaaban doonaan duulimaadyada dadka Soomaaliyeed ay ku tagayaan Wadanka Sacuudiga si ay u soo gudtaan Acmaasha Xajka.

“Waxaan rajeyneynaa arrimaha xujeyda Todobaadkan inaan si hufan u dhameyno, waxaan kulamo la yeelanay masuuliyiinta dowladda Sacuudiga, xujeyda lacagihii laga qaadi jiray hada waan soo yareynay, maalinta Axada ah ayan gudbin doonaa jadwalka Duulimaadyada xujeyda, waxaan la mid nahay wadamada asaageena ah.” Ayuu yiri Wasiir Askhir.

Dhanka kale Wasiir Ashkir ayaa sheegay in aysan waxba iska badalin dadaaladii ay waday dowladda ee la xariiray in la yareeyo lacagaha badan ee dadka Soomaaliyeed ay ku tagi jireen Xajka, wuxuuna xusay wasiirka in haatan Qofkii xajinaya laga qaadayo lacag dhan 3,300$, halka markii hore laga qaadi jiray qofkii 3,850$.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

July, 16, 2018
Brussels–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Agaasimaha Hey`adda NISA oo shaqada ka joojiyay ku xigeenadiisa

July, 16, 2018
Sida ku cad warqad ka soo baxday Xafisska ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Maqaallo

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Wasiirka amniga oo eedeyn u jeediyay dadka xirnaanshaha wadooyinka dhaliila

July, 15, 2018
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay ...

(WARBIXIN) Wafdi Ka Socda Sirdoonka Imaaraadka Carabta Oo La Sheegay Inay Somalia U Yimaadeen Si Ay U Maalgeliyaan Maleeshiyo-Beeleedyo

July, 15, 2018
Xeel-dheere Siyaasadeed oo lagu magacaabo C/llaahi Faarax Mire ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com