GGGGGG
Thursday, December 13th, 2018
header

Madaxweynaha Eretrea Oo Markii ugu Horeysay booqanaya Itoobiya.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 13, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dalka Eretrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago Dalka Itoobiya Maalinta Berri ah sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Dalka Eretrea , Yemane Meskel.

Mr; Meskel, ayaa boggiisa Tweeter-ka kusoo qoray in Berrito oo Sabti ah uu Afwerki tegi doono Addis Ababa.

“Madaxweyne Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doono Berrito oo ay Taariikhu tahay 14-ka July Dalka Itoobiya ” ayuu yiri Yemane xilli hore oo Maanta ah.

Booqashadan ayaa imaanaysa ka dib heshiiskii nabadeed ee uu gar wadeenka ka ahaa Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ee dhawaan ka dhacay Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eretrea.

Heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay dhawaan Labada dhinac gaareen ayaa meesha ka saaraya mad-madoow badan oo ku kala dhex jiray Itoobiya iyo Eretrea, kaasoo dib usoo celiyay isu socodkii, xiriirkii Isgaarsiinta iyo is dhex galkii lumay Labaatan Sano ka hor wixii ka dambeeyay dagaalladii qaraaraa ee ka dhacay xadka Badhme 1998 illaa 2000.

Xigasho- Press TV

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga ...

Xildhibaano cambaareeyay xarigii Mukhtaar Rooboow

December, 13, 2018
Qaar kamid xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya gaar ahaan ...

sawiro;’Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

December, 13, 2018
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku ...

Sawiro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

December, 13, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali ...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December

December, 13, 2018
December 13, 2018 Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee ...

DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

December, 13, 2018
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ...

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

December, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

DEG DEG:-Muqtaar Roobow Oo La Sheegay In Baydhabo Lagu Xiray

December, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amaro lagu soo rogay Shacabka kunool Baydhabo

December, 13, 2018
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Mooshinka laga keenay Farmaajo

December, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed ...

Maqaallo