GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Dhageyso:-Jubbaland oo Faafaahin Ka Bixisay Taliye Loo diiday In uu Kadago Garoonka Kismaanyo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 13, 2018 by   ·   No Comments

shir jaraa’id oo maanta ku qabtay garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo ku xigeenka Koowaad Ee Madaxweynaha  Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan Ayaa Waxaa uu sheegay in garoonka ay ka celiyeen wafti uu hoggaaminayo taliye cusub oo loo soo magacaabay ciidamada xerada 43-aad ee federaalka ee qaabilsan gobolada Jubbooyinka, wuxuuna sheegay in aanan lagala tashanin soo magacaabista.

Taliyahan cusub ayaa lagu magacaabaa General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) sida lagu daabacay bogga rasmiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland, Ciidamada guutada 43-aad ee fadhigeedu yahay magaalada Kismaayo waxaa hadda taliye ka ah General Ismaaciil Saxardiid.

Gen. Bagmadoow oo horey uga tirsanaan jirey ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, balse sanadihii dambe qurbaha ku maqnaa ayaa darajada jananimada loo dalacsiiyay bishii hore.

ku xigeenka Koowaad Ee Madaxweynaha  Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan Ayaa Waxaa Sheegay In Aydoo Dagaal Ay Ku Jirto Jubbaland Taliyaha Looga Wacay Magaalada Muqdisho Islamarkaasna Ay Ku Qanacsanay Hase Yeeshee Ay Hadana Ay Maqleen In Ay Labaday.

Halkaan Ka Dhagayso

      Jubbaland oo Faafaahin Ka Bixisay Taliye Loo diiday In uu Kadago Garoonka Kismaanyo _

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo