GGGGGG
Monday, July 16th, 2018
header

DEG DEG:-Jubbaland Oo Garoonka Kismaayo Ka Celisay Taliye Dowladda U Magacaawday Guutada 43aad

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 13, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee  Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Jubbaland uu Garoonka diyaaradaha Magaaladaas ka celiyey taliye loo Magacaabay guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Jubbaland.

Taliyaha Garoonka laga celiyey oo lagu Magacaabo Cali Bogmadow ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Guutada 43aad,waxa uuna bedeli lahaa taliyihii xilkaasi laga qaaday ee Janaraal ismaaciil Saxardii

 

Weli Maamulka Jubbaland wax faah faahin ah kama bixin sababta Garoonka Kismaayo looga celiyey taliyaha,balse waxaa dhawaan jirtay in Maamulka Jubbaland uu sheegay in dhibaato ay ku hayaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya eek u sugan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo

 

 

Faah faahinta Warkaan kala socda       allsaaxo.com

 

W/Q   wariye maxamed  daacad

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

July, 16, 2018
Brussels–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Agaasimaha Hey`adda NISA oo shaqada ka joojiyay ku xigeenadiisa

July, 16, 2018
Sida ku cad warqad ka soo baxday Xafisska ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Maqaallo

Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama

July, 16, 2018
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen+Sawirro

July, 16, 2018
Muqdisho - Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha ...

Weer lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

July, 16, 2018
Mali- Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ...

Midowga Yurub Oo Wafdigii Axmed Madoobe Ku Qanciyey Ka Qeybgalka Shirka Brussels

July, 16, 2018
Warar goor dhow ay Goobjoog News, ka heshay ...

Shirka arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels ee dalka Belgiumka+Sawirro

July, 16, 2018
Brussels(SONNA);- Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa ...

Maxaa laga filan karaa Shirka Brussels? (Faallo)

July, 15, 2018
Shirar badan oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa ...

Waraysi:Xayiraad Wali saaran Dagmada Xudur Gobalka Bakol

July, 15, 2018
Xudur, Waa magaalo madaxda gobolka bakool mudo ka ...

Labo Sano kadib Turkey & Afgambigii Dhicisoobay (Warbixin)

July, 15, 2018
Wuxuu ahaa Habeen Taariiqi ah 15 July sanadkii ...

Wasiirka amniga oo eedeyn u jeediyay dadka xirnaanshaha wadooyinka dhaliila

July, 15, 2018
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay ...

(WARBIXIN) Wafdi Ka Socda Sirdoonka Imaaraadka Carabta Oo La Sheegay Inay Somalia U Yimaadeen Si Ay U Maalgeliyaan Maleeshiyo-Beeleedyo

July, 15, 2018
Xeel-dheere Siyaasadeed oo lagu magacaabo C/llaahi Faarax Mire ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com