GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Waraysi:-Wariye Cabdiwaxid Macalin Isxaaq Oo Madaxweyne Xaaf U Xidhan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Maalintii 5 Waxaa Xabsi Ciidamada Nabad Sugida Galmudug Ay Ku Leeyihiiin Magaalada Galkacyo Ku xiran Wariye Cabdiwaaxid Maclin Isxaaq oo Ka Mid Ah Wariyaasha Gobolka Mudug Islamarkaasna Ka Howgalayay Idaacada VOA Laanteeda Af-somaliga.

Waxaa Wariyahu uu Uxiranyahay Sida Saraakiishu Ay Sheegeen Warar Amniga Deegaanka Lid Ku Ah oo Kudaabacay Wabsed uu Wariyuhu Qoro.

Xasan Cabdiraxman Aadan (Fantastic) oo Ka Mid Ah Wariyaasha Gobolka Mudug Ayaa sheegay In Ay Wariaha Ku Booqdeen Xabsiga Islamarkaasna Xaaladiisa Caafimad Ay Wanaagsan tahay Waxaa uu sheegay Mar Saraakiisha Xabsiga Ay Weydiiyeeb Sababaha uu Wariyuhu U Xiranyahay In Ay Ugu Sookoobeen Waxaa uu uxiran Yahay Madaxweyne Xaaf.

Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga

      Wareysi-Xasan-Fantastic

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo